Qeexid

"Dab babbin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hufi oo kali ah:
  • Midowga Yurub waxay si toos ah ugu ololeeyeen in la kaalmeeyo ciidamada booliiska ee dawlada iyagoon dhinaca kalena ku adkaysanaysa in tallaabo wax ku ool ah laga qaado hufista ciidanka iyo xadgubyada dagaal ee dhacay.
  • Waa ilduuf, waana inta Maxamed ama hubiye (proofreader) hufi kari lahaa, laakiin soo raacday buugga!