Qeexid

"Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho."

Qeexid Xigta

Wax la kala saaray noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hufan oo kali ah:
  • Axmed Siilaanyo runtii cid carrabka kuma dhufan, laakiin waxa muuqatay inaanay hadalada qaarkood ahaayeen duur-xul siyaasadeed oo uu u dusinayo rag xilal ka haya xukuumadda Somaliland.
  • Waxay shabakadda Hiiraan Online Soomaali badan kale la aragtay in Sheekhu uu leeyahay tilmaamo hoggaamiye hufan.