Qeexid

"(-fo, m.l) Shimbir hilibka cunta; dafo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huf oo kali ah:
  • Guddoomiyihii Gobolka Bay Xaaji Maxamuud Maxamed Barbaar ayaa sheegay inuu isagu weli yahay Guddoomiyaha Gobolka Bay, isagoo gaashaanka ku dhuftay in xilkaas ay horay uga qaadday Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF.
  • Siciid, wuxuu gaashaanka ku dhuftay hadallada sheegaya in gargaarka Somalia loo wareejin doono dalka Kenya, isagoo sheegay inay Hay'adda WFP aysan jirin wax ku qasbi kara inay mucaawinada Somalia loogu talogalay u wareejiso dalka Kenya.