Qeexid
Kalluun yaryar; sardiin. ld haduuf.
Kalluun yaryar; sardiin. ld haduuf.
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Dhar dillaacsan tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qeexid Xigta: Qof dadka isku dira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-fo, m.l) Shimbir hilibka cunta; dafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax sifayn.
Qeexid Xigta: Wax kala saarid.
Qeexid Kale: Wax jifid (gogol iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: ld hiif2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hiif1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -oday, -otay
Qeexid: Dhar dillacsan tolasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabayl firo leh oo ay wax soconayaa kacshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hud2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Habaas, biyo iwm wax ka daadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod tabar darro ku jirto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Socod tabar yar socosho; luudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hadeec1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la huday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld hadeec2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo.
Qeexid Xigta: ld huruufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Cid colaad wejiga uga muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd.
Qeexid Xigta: (sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]