Qeexid

"Wax xaqiiq-dooda ogaasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubso oo kali ah:
  • ODHAAHDA AKHRISTAHA: Sidi sididaada mooyee dhul u dhacaaga hubso.
  • Marna qaamuuskiisa kuma aysan jirin bal wax hubso, siday Diintu iyo Caqliguba qabaan.