Qeexid

"ld hubsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubsi oo kali ah:
  • Hubsiimo halbaa la siistaaye, dhawris labaad ayuu u celiyey mise qosol ayuu gaws-ka-gaws Garaadkii ka wareegay.
  • Dilalka iyo qafalashada dadka ayaa waxay ka noqdeen Muqdisho kuwo aad u kordhaya iyadoo aysan jirin wax hubsiimo ah.