Qeexid

"ld hubsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubsad oo kali ah:
  • Dhammaadkii qaybtii hore, ayay kooxda Harta-sheekh dhalisay gool, kaas oo uu shebegga ku hubsaday Carab Shiine.
  • Markii uu cabbaar gurigiisii ka soo socday, ayaa waxa ku dhalatay inuu hubsada in dameerihiisi dhan yihiin iyo in kale.