Qeexid

"eeg hubi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubin oo kali ah:
  • Wasiirku, wuxuu intaa ku sii daray oo uu yidhi; “Dalalka xaaladdaa ku jiraa, waxa ay u baahan yihiin daraasad qoto dheer oo lagu hubinayo, caafimaad-qabka xoolahooda.
  • Saacadaha soo aadan ayaa la filayaa in la soo bandhigo liiska xubnaha cusub ee Baarlamaanka, iyadoo Gudiga xalay oo dhan aanay u kala kicin hubinta xubnaha la soo gudbiyay.