Qeexid

"Wax runtooda gaarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubi oo kali ah:
  • Waxaananse hubin inay aqoontoodu inta dhaafsiisnayn ooy la tahay inay wadaniyiin yhiin iyo inay ogyihiin qaladkooda laakiin dantooda gaar ahaaneed ku fushanayaan ama qabyaalad ama mabda' (ideology) ahaan u tageerayaan dadka nabad-diidka ah.
  • Kal suldaaryo maqal aan digniin ku siiyee sididaada mooyee sin u dhacaaga sii hubi.