Qeexid

"eeg hubee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubayn oo kali ah:
  • Siyaalo badan ayaa looga faalooday hubaynta aanu hubaynay shacbiga Itoobiya laakiin markii ayn yidhaahdeen hub na si aanu isu difaacno ayaanu siinay.
  • Kuwaan dhalinyarada hubaynaya Alla hortisana iyaga ayaa masuliyadda qaadaya, aadunkuna ciqaab ayey ku mutaysandoonan.