Qeexid

"Wax hubaal ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubanti oo kali ah:
  • Hase ahaatee, waxaa hubanti ah in uusan ka aamusin marnaba qaladaadkooda ay samaynayeen.
  • Haddii xafiisyadeena ay ka hawl galaan tiro badan oo tayadaa lihi waa hubanti in aynu aad uga fogaan lahayn halka aynu maanta joogno.