Qeexid

"Qalab lagu dagaalamo."

Qeexid Xigta

ld hu.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hub oo kali ah:
  • Waxaa kulankani amaan loogu soo jeediyay Wasaaradda amniga iyo DDR-ta barnaamijkeeda ku aadan sugida amaanka ee ay ka fulisay qeybo ka mid ah magaalooyinka Puntland sida Boosaaso, oo wasiirka Amnigu uu sheegay in aan hub lagu dhex qaadan Karin Boosaaso.
  • Hay'addan waxay sheegtay in hubkii uu Mareykanku ugu deeqay DF ay gacnta u galeen kooxaha kasoo horjeeda ee ku sugan Muqdisho, sida Al-shabaab iyo Xisbul Islaam, kuwaasoo iyagana ku geysta falal ka baxsan bani'aadamnimada.