Qeexid

"Habeen meel ku baryid. ld hoyaatin2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoyo oo kali ah:
  • Xukuumadda Kenya ayaa waxay si khasab ah dib ugu soo celisay Somalia 17-ruux oo ka mid ahaa dad ka cararay Muqdisho, kuwaasoo ay ka mid ahayeen Hoyo iyo cunug ay dhashay oo 4-bilood jir ahaa.
  • Qaar ka mida Dhalinyarada yar yar iyo Hoyooyinka oo taageero u soo fidiyey arintaasi iyada oo ay dadkaasi ay ku dhawaaqayeen hala taageero Nabad.