Qeexid

"Madax; horfiiq."

Qeexid Kale

(- llo, mdh.) Xakabadda ceelasha kan ugu weyn oo ugu hooseeya.

Qeexid Xigta

Cidda koobka ciyaarta ku guulaysato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horyaal oo kali ah:
  • " Maalamaha na horyaala ma sahlana, waxaa muhiim ah inaan is dejino sabatoo ah Sabtida waxaa na horyaala kulan xasaasi ah waana inaan Mooraalkeena kor u qaadnaa si degdeg ah," ayuu sii raaciyay.
  • Tallaabadaas oo kor u qaaday hungurigii ay ka qabtay koobka horyaalka Yurub, waxay hore u gaadhay kulanka kama dambaysta Tabobaraha Leverkusen, Klaus Toppmoeller, ayaa ka hadlay rajada uu ka qabo koobka Yurub.