Qeexid

Gaarsiinta cid horumar la gaarsiiyo.

Qeexid Xigta

Lacag yar oo cid loo qaddimo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horummarin oo kali ah:
  • Guddi hoosaadyada aqoonsiga, horummarinta, xuquuqda insaanka, xidhiidhka arrimaha dibada iyo saxaafadda ururka ayaa iyaguna waxay soo bandhigeen waxqabadkoodii sannadkii tagay iyo qorshayaashoda mustaqbalka dhaw.