Qeexid Xigta

ld hortag1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hortegid oo kali ah:
  • Markii la isku dayay in fikirka shuuciga dalka lagu fidiyo, Sheekhu wuxuu ka mid ahaa culimadii u hawlgalay ka hortegidda arintaas.
  • Dulucdu waa ka hortegidda ereyada shisheeyaha ah een loo baahnayn ee ereyo soomaaliya meesha ka saaraya.