Qeexid
Wax, wax ku hor gudban ahaansho.
[-gnaa, -gnayd]
f.mg4Wax, wax ku hor gudban ahaansho.
Fal / verb
f.lg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax dhanka hore istaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hortaagan. ld hortaagnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hortaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.g) Cid dan laga leeyahay u tegid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka h.: wax agtooda ka fogaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la togay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax ama qof aan socon ahansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hortegid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (tiirotaagan, m.l) (jool.) Kolon didib ah oo ay biyo ku sameeyeen dedka god, oo uu ku jiro milan-didibeed saqafka ka soo da'ya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld hortaagnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax higaag ku xiran ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fuursan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Wax baaba'ay noqosho. ld halligan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax ligan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la hagay ahaansho (awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof dulman ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof diifi ka muuqato ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hortag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]