Qeexid

"Wax dhanka hore istaajin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hortaag oo kali ah:
  • Waxaa jirtay mar adduunku dhabarka innoo jeediyay, maantase maaha sidii hore, albaab kastaa wuu furanyahay, keliya waxaa la sugayaa ciddii is hortaagi lahayd, xataa uma baahna in la garaaco irridda ee waabu ballaqan-yahay.
  • Sidoo kale, Afqurac iyo xubnaha DGPL waxay is hortaageen in deeqda goboladda Sool iyo Sanaag la soo mariyo dhanka Somaliland taas oo ay sheegeen in ayna marna suurto gal noqon karin.