Qeexid

"Ka h.: wax, wax kale hortiisa jirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horree oo kali ah:
  • Weeraryahanku wuxuu dhaliyay labadii gool ee ugu horreeyay kooxdiisa cusub o ku raaxaysayatay guusha ay ka gaadhay Southampton.
  • Guusha ay gaadhay ka sokow, waxay kooxda Senegal qayb u heshay inay dhaliyaan goolkii ugu horreeyay ee kala reebka (golden goal) oo uu dhaliyay Henri Camara.