Qeexid

eeg horree.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horrayn oo kali ah:
  • “Kulanka Old Trafford, waa toddobaadka soo socda, waana kulan muhiim ah oo aanu isu diyaarinayno, laakiin ugu horrayn waa inaanu diirada saarnaa ciyaarta FA Cup, dabadeedna aanu isu diyaarinaa kulanka Man.
  • Weftigu markii uu gaadhay magaalada Sheekh, waxa uu ugu horrayn u leexday oo uu booqday dugsiga Sheekh, oo ay dayctirtay hay’adda SOS, kadibna wuxuu Madaxweyne xigeenku tegay gudaha magaalada, halkaas oo si abaabulan loogu soo dhaweeyay.