Qeexid

"ld horraan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horraanti oo kali ah:
  • Kulanka maanta ayaa ahaa mid la doonayay in lagu dhiso golaha talada ama baarlamaanka Ururka Ahlusunna, waxaana khilaafkan uu qayb yahay khilaafyo soo jiitamayay tan iyo markii uu kulankan billowday horraantii bishan.
  • Dowladda Faransiiska, ayaa ciidamo gaar ah u dirtey Soomaaliya horraantii toddobaadkan, si ay u soo furtaan Denis Allex, oo ka tirsanaa sirdoonka Faransiiska.