Qeexid

"Qof kulliyad, machad iwm madax u ah."

Qeexid Kale

Madax, hogaamiye.

Qeexid Xigta

Qof xeerbeegti garwadeen u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hormuud oo kali ah:
  • Si kastba ha haatee, dadaalka lagu heshiisiinayo labadan beelood ayaa waxa hormuud u ahaa dadka daga degaanka Nugaal kuwaas oo u guntadey dhameynta dirirtaan.
  • Hadallada xubnhan la magac baxey golaha Hawiye ayaa u muqday mid aan furfurneyn, waxaase Ra'iisul Wasaaruhu uu ku boorriyay inay ka shaqeeyaan nabadda ay hormuud u noqdaan dib u heshiisiin caam ah oo ka curta Somalia.