Qeexid

"ld Horin; ormo."

Qeexid Xigta

ld horayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hormo oo kali ah:
  • Waxa kale oo halkaa iyaguna ka hadlay Madaxda kale ee HORMOOD iyo duqay iyo waxgarad ka tirsan degmada Bali-gubadle.
  • Mar ay ka hadlayeen Diblomaasiyiintu sababta haatan ahmiyadda loo siinhayo shirkan, waxay sheegeen in uu hormood ka yahay ururka IGAD, lana doonayo inay meesha ka baxdo cabsida ah, inay Somaliya hoy u noqoto argagixisada.