Qeexid

ld hormarsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hormarsad oo kali ah:
  • Sheekh Siciid waxa uu ka qaybgalayaasha xafladda ku boorriyey inay aakhiradooda wax ula baxaan oo intaan mowdku haleelin sadaqo badan sii hormarsadaan.