Qeexid

Wax aan hore u jirin ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horleh oo kali ah:
  • Barakac horleh oo ka bilawday Muqdisho Waxaa maanta degan xaalada magaalada Muqdisho waloow ay jiraan kooxo hubaysan oo markasta weerari karo Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia iyo kuwa dowlada Itoobiya.
  • Dagaallada ka socda Muqdisho ayaa waxaa guulo ka sheegtay DFKMG ah iyadoo ay sheegeen maanta inay qabsadeen goobo horleh oo galbeedka kaga beegan suuqa Bakaaraha, inkastoo aysan jirin warar kale oo xaqiijinaya sheegashada dowladda.