Qeexid
ld horkeenid.
ld horkeenid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: (f.lg) Qof wax hor dhigid.
Qeexid Xigta: (f.g.) Ka h.: laba qof is tusid.
Qeexid Kale: (f.g) Iska h.: dad isku dirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld horkeen1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin.
Qeexid Xigta: ld horkicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Cid hoggaamin.
Qeexid Xigta: Xoolo hor socosho si loo wado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Had la soo dhaafay; hore ah.
Qeexid Xigta: Dhanka loo jeedo.
Qeexid Kale: (fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (nax.) Lifaaq ku dhega ereyga bilowgiisa. Tus. “aqaan, taqaan, yaqaan”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld horee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld horkac1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo.
Qeexid Xigta: Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Subagga fuudka ama maraqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hore fk. Wax safan ama socda caaradkooda ku sugan; horreeya. ld horay1.
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.ly
Qeexid: Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
ly (layeele) - layeele (object) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid.
Qeexid Xigta: Cid wax u dhiibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dk.lh.l
Qeexid: ld keenna2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nicidda la naco wax la arkay markii ugu horreysay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]