Qeexid

"(-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin."

Qeexid Xigta

ld horkicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horkac oo kali ah:
  • Madaxweyne Shariif ayaa markii uu ka soo degayay Garoonka diyaaradaha Magaalada Qaahira waxaa ku soo dhaweeyay garoonka Wasiiro ka tirsan Dowlada Masar iyo xubno uu horkacayay Gudoomiye ku sigeenka 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof.
  • Dhisa Soomaaliya cusub,oo lugeehada isku taagta, oo ay horkacayaan hogaankana u hayaan indheer garadkiina daacada ah.