Qeexid

ld horjoogsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horjoogsi oo kali ah:
  • Waxa ku haboon dawlada inay halka ay kaga mashquushay horjoogsiga dimuqraadiyada xalaasha ah ama qofkane ma reer hebel mise waa reer hebel, ay u dayso in dadku la soo baxo qofka ay dooranayaan.