Qeexid

"ld horjoogsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horjoogsad oo kali ah:
  • Haddii qof walba iyo qoys walbaa uu kan wax halaagaya ee hoyga la wadaaga ka horjoogsado, kan wanaagga u heellana la hinjiyo, howshu wey fududaaneysaa, himiladuna waa khayr Insha-Allaah.
  • Intaa kadib, taageerayaasha waxay soo dhaafeen xaajiskii Booliska oo waxay u soo dhaadhaceen garoonka, balse booliska ayaa horjoogsaday oo isku dayay in ay ka joojiyaan.