Qeexid

"(f.g) Nafley hortooda taagnaansho."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horjoog oo kali ah:
  • Ma jirto hadal kasoo baxay horjoogayaasha kaamamka loo barokacay iyo hay'adaha gargaarka, waxaana mas'uuliyiinta Xisbul Islam ay sheegeen inay qaadan doonaan talaabo haddii aan la joojin xagal-daacinta gargaarka aadamnimo.
  • Si kastaba waa kulankii ugu horeeyay ee nuucaan oo kale ah oo ka dhaca Gobolka Bari kaasoo dhex mara Mas'uuliyiin ka tirsan Puntland iyo horjoogayaasha Ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan Baddaha Soomaaliya.