Qeexid

"Ka h.: wax, wax kale hortooda jooga ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horjeed oo kali ah:
  • Xubno ka tirsan kooxaha ka horjeeda dowlada oo lagu tuhmayo inay lug ku leeyihiin falkan ayaa cambaareeyay qaraxa, iyagoo ku tilmaamay fal aan wanaagsanayn oo sababi kara isku dhac dhexmara dhinacyada muqaawamada.
  • Guddoomiyahu, waxa uu sheegey in aysan la kulmin wax iska caabin iyo cid ka soo horjeeda burburinta, waxaana uu sheegey in ay haystaan Ciidan ku filan ammaanka.