Qeexid

"ld horayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horis oo kali ah:
  • Afhayeenkan u hadlay Al-shabaab; ayaa intaas raaciyay in ciidamada AMISOM ay yihiin cadow doonaya inay Somalia ka horistaagaan ku dhaqanka Islaamka, ayna la beegsan doonaan ismidaamin iyo weeraro toos ah.
  • Hanti la'aantu qofka kama horistaagi karto inuu waxbarasho helo.