Qeexid

"(f.g) Xoolo meel ku reebid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid. ld hor2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horee oo kali ah:
  • December 2002, Gudiga qaran ee doorashooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday doorashada golayaasha deegaanka ee Somaliland taas oo ay ku horeeyaan ururada UDUB, KULMIYE iyo UCID.
  • Mudane Axmed Cali oo arrimahaa wax laga weydiiyay Shir-jaraa’id oo uu Sabtidii ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu sheegay in hawsha darajo siinta ciidamada ay seeskeeda sii dhigeen Wasiiradii isaga ka horeeyay.