Qeexid

"Wax, wax kale ku hor gudbid."

Qeexid Kale

Cunto, cabbid iwm cid u gayn.

Qeexid Xigta

Arrin, dacwad iwm cid wax ka qaban karta hor gayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hordhig oo kali ah:
  • Qorshahaas oo ay soo hordhigeen G/Ammaanka Maraykanka iyo Ingiriiska oo taageero ka helaya Dawladda Spain, iyagoo ku eedeeyay Ciraaq inay hortaagan tahay baabi’inta hubkeeda iyo qaraarada caalamiga ah ee arrintaa la xidhiidha.
  • In Kalfadhigaan ka dhex abuurmo buuq iyo wareer waa wax laga naxo sababtoo ah waa Kalfadhigii laga qabay rajo wayn, gaar ahaan ansixinta heshiisyada ay Xukumadda gashay ayadoo aan lasoo hordhigin Baarlamaanka.