Qeexid

"Arar (suugaanta); gogol."

Qeexid Xigta

Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hordhac oo kali ah:
  • Gorgor ayaa waxaa lagu toogtay gaari uu la socday oo la sheegay inuu ku sii jeeday Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay, waxaana warar hordhaca ah ay sheegayaan inay toogteen kooxo aad u hubeysan oo jidka ku sugnaa.
  • Waraka hordhaca ah ayaa sheegaya in labo Askeri oo Eithopian ay ku dhinteen qaraxaasi tiro kale ay kaga dhaawacmeen,waxeyna qaraxa ka dib ay rideen Rasaas aad u farabadan.