Qeexid
Cayaar turub, haad socda haad kale oo aan la nooc ahayn ku darid.
[-gay, -gtay]
f.mg1Cayaar turub, haad socda haad kale oo aan la nooc ahayn ku darid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg hordeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Had la soo dhaafay; hore ah.
Qeexid Xigta: Dhanka loo jeedo.
Qeexid Kale: (fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld horee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax, wax kale ku hor gudbid.
Qeexid Xigta: Arrin, dacwad iwm cid wax ka qaban karta hor gayn.
Qeexid Kale: Cunto, cabbid iwm cid u gayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Arar (suugaanta); gogol.
Qeexid Xigta: Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: hore fk. Wax safan ama socda caaradkooda ku sugan; horreeya. ld horay1.
m.l
Qeexid: Neefka xoolaha ugu horreeya marka ay soconayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hordhig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Curad.
Qeexid Xigta: Horgal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: qof ama dugaag xoog wax ku qaata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xoog wax ku qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -aday, -atay
Qeexid: Neef ido ah oo ilmihiisu xerada looga reebay, galabnimo dhanka aqalka u soo cararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhanka loo jeedo; hagaag; fool. ld hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: horay2 fk. 1. Hor. 2. Waqtigii hore.
f.g
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: (f.g) Xoolo meel ku reebid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid. ld hor2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld horayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: In xoolo ah oo mar biyo loo sii daayo.
Qeexid Xigta: Koox dad ah. ld hormo.