Qeexid

"eeg horee. ld horid, horis, hormo, horniin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horayn oo kali ah:
  • Barbaraha ciyaartaa ay noqdeen kooxaha Torino iyo Atalanta waxay sababtay inlabada kooxoodba ay ahaadaan halka ugu dambaysa liiska kala horaynta kooxaha Serie ‘A’ ee Talyaaniga.
  • Cabdiraxmaan Shiikh Maxe’d ayaa ugu horayn u hambalyeey Gobolka Banaadir (Muqdisho) oo koobkan ku guulaystay waxaa kele uu hambalyeey Gobolada Bari iyo Nugaal kaalmaha 2-aad & 3-aad ka galeen tartankan.