Qeexid

"Dhanka loo jeedo; hagaag; fool. ld hore."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horay oo kali ah:
  • Arinta go'aanka ku dhaqanka shareecada ayuu kaga jawaabay Madaxwayne ku xigeeku in aanay waxba ka qabin hadii aan dano gaar ah laga lahayn horayna shareecada ay ugu dhaqmi jireen balse ay tahay arinta ka fiirsiga u baahan ilaalinta nidaamka Federaalka.
  • Shaqaalihii cadaanka ah ee Qaramada Midoobay ayaa horay looga saaray gobolada Bakool iyo Bay, kadib markii xoogaga Al-shabaab ay dagaalo hubeysan halkaas ka bilaabeen.