Qeexid

"Xoolo wax biyo loo horay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horan oo kali ah:
  • Horana aan u dhicin mudada intaa leeg.
  • Tan iyo horantii sannadkii 2007, colaada sii huraysa waxay galaafatay nolosha kumanaan rayid ah, waxayna barakicisay in ka badan hal milyan oo qof, colaadaasoo inta badan magaalada Muqdishu ka qaxisay dadkii ku noolaa.