Qeexid

"Had la soo dhaafay; hore ah."

Qeexid Kale

(fk) horta: marka hore, calaakullixaal.

Qeexid Xigta

Dhanka loo jeedo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hor oo kali ah:
  • Afhayeenkan u hadlay Al-shabaab; ayaa intaas raaciyay in ciidamada AMISOM ay yihiin cadow doonaya inay Somalia ka horistaagaan ku dhaqanka Islaamka, ayna la beegsan doonaan ismidaamin iyo weeraro toos ah.
  • Su’aasha la is-weydiinayaa waxay tahay, sidee bay Manchester u hirgelin kartaa inay ku tallaabsato wacdarihii xiddigahoodii Steve Bruce iyo Bryan Robson oo u qaaday horyaalkeedii u horreeyay ee weligeed.