Qeexid

"Waran oo lagu dagaallamo; eebo."

Qeexid Xigta

Neef dhashiisa ma ahee dhasha kale nuugto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hooto oo kali ah:
  • ! yaab Horaa loo yiri "Soomaali wey baqdaa ee ma xishooto".
  • Haddaba maxaa saldhig u noqday OAU/AU hootonimada dhinac kasta?