Qeexid

"eeg hoosi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoosin oo kali ah:
  • Hoosingo waxay mid ka tahay todobo degmo ee gobolka Jubbada Hoose ka kooban yahay.
  • Warbixin ay soo saareen milateriga Kenya ayaa lagu sheegay in weerarradii bambaano ee ka dhacayay meelaha ku dhow xeryaha qoxootiga ee Dhadhaab laga soo abaabulay Hoosingoow.