Qeexid

"Wax hoos u yeelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoosi oo kali ah:
  • Hadii xeelad hoosiyo, cawarid lagu xumaynaayo.
  • Maandhe M/weyne taladu yay kaa hoosine dib u xisaabtan sidan hortaa jireba laga diidye.