Qeexid

Neef riyo ah oo la lisayo madaxiisa bowdyaha dhexdooda gelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoosgeli oo kali ah:
  • Si wax loo boobo waxaa la adeegsan karaa xeelado kala duwan sida la fakashada, xisab is-hoosgelinta iwm.
  • Si wax loo boobo waxaa la adeegsan karaa xeelado kala duwan sida la fakashada, xisab is-hoosgelinta iwm.