Qeexid

"(-yayaal, ml/dh) Lambarka hooseeya lambarada jajabka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hooseeye oo kali ah:
  • Maalmaha shaqadu aad ayey u dheeraayeen, mushaharku wuu hooseeyey, dad badanina waxey ku shaqeyn jireen xaallado halis ah.
  • Waxaa beryahan dambe isku qasmay ganacsigii dalka oo maraya heerkii ugu hooseeyey, ka dib markii ay ganacsatadu wayday wax la xisaabtama ama u qorsheeya habka ganacsiga caalamiga ah iyo horumarinta dhaqaalaha.