Qeexid

"eeg hoosee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoosayn oo kali ah:
  • Sarrayntiisu waa sarrayntaada, hoosayntiisuna waa hoosayntaada.
  • Kooxdan horyaalka Yurub ayaa doonaysa in ay barbareeyaan rikoodhka kooxda Liverpool isla markaana hal koob ka hoosaynaysa kooxda Milan oo tiraba afar jeer ku guulaysatay.