Qeexid

"(dhaq.) Xilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo saarka, beeraha, warshadaha, taaso ay keento hoos u dhac qiimaha lacagta, iyo shaqo la'aan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoos-u-dhac oo kali ah:
  • Jawaabaha su’aalahani, waa qaar u yaalla taliska Ciidanka. nkasta oo aan si cad loo bayaamin hoos-u-dhaca ka muuqda tayada Ciidanka, haddana waxaan la dafiri karin in aanu Ciidanku qabin daryeel fiican.
  • Muddo yar gudaheed, Axmed waxa lagu arkay caga-jiid dhanka dadaalka waxbarasho iyo hoos-u-dhac fir-fircoonidii lagu yiqiin.