Qeexid

"ld hoorsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoorsi oo kali ah:
  • Alle faqri nagama dhigin, haddana inta xabbadu layso in le'egi waxay u le'ataa gaajo, in ka sii badanina waxay u go'daa cudurro. in kale oo badan waxa quuta yayda iyo yaxaaska, inta soo hadhayna waxay ku nooshahay gacmo hoorsi.
  • Qof gacan-hoorsi bartay shaqo ma rabo.