Qeexid

"(f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid."

Qeexid Kale

(f.g) Wax fiirin. 4. (f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.

Qeexid Xigta

(f.g) Hees iwm cid la jiibin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoori oo kali ah:
  • Bal hoorisna ku dar ah, waayo maan arage. d. Cirka taagey udub li'i.
  • Fanaaniinta ragga ah way la hooriyaan gabdhaha ku luuqaynaya Goobile Saar Gedood.