Qeexid

"Wax la xoqay noqosho."

Qeexid Kale

Wax dubka laga qaaday noqosho.

Qeexid Xigta

Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoolan oo kali ah:
  • Markaasuu durbadiiba indhaha ku dhuftay kii ciyaarka u yaraa oo dhakada hoolhoolan oo madaxa qaarna bannaan yahay, qaarna timihii ay sidoodii yihiiin.
  • Markaasuu durbadiiba indhaha ku dhuftay kii ciyaarka u yaraa oo dhakada hoolhoolan oo madaxa qaarna bannaan yahay, qaarna timihii ay sidoodii yihiiin.